Navigation
Home
News
Quran
Somali Music
Chat Room
Photo Gallery
Search
Heeso Wadani
Heeso Sudani
Somali Video
Somali Best Albums
Radio
Incorrect key file for table './d60508177/fusion_radio_set.MYI'; try to repair itIncorrect key file for table './d60508177/fusion_radio_set.MYI'; try to repair it
Laanta Afka Somaliga

  • BBC Somali 11:00
  • BBC Somali 14:00
  • BBC Somali 18:00
  • VOA 04:00 PM
  • VOA 07:00 PM
  • VOA 08:00 PM
Random media
Somali Links
Aayatiin.net
Abaaqaroow
Addacwah.com
Afgooye.co.uk
Aflax.net
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Alldalka.com
Allpuntland.com
Allraaso.net
Allsbc.com
Allwadani.com
Almanaara
Altaqwaa.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadircity.net
Baraawepost.com
baydhabo.com
BBC Somali
Biyokulule.com
Bluestarsite.com
Boondheere.com
Boqolsoon.com
Buuloburde.com
Buurhakaba.com
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Dalka Somalia
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com
Diilhare.com
Doollo.com
Ehooyo.com
Galgaduud.com
Gandarshe.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Geedoole.com
Goobjoog.net
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Harowo.com
Hilaaci.com
Hiiraan
Hobyo-one
Horseednet
Idamaale.com
Imaams.com
Iqrapress
Iqrasomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Kulmis.com
Laasadaar
Luuq.com
Maktabada.com
Mareeg.com
MarkaCadey.Net
Midnimo.com
Mogadishu University
Mudug online
Muqdisho times
Mysomali.com
Qaadisiya.com
Qaranimo.com
Qorahay.com
Somaliland talk
SomaliOz.com
Somaliweyn.com
Somsports.com
Soomaali
Talowanaag.com
Wabishabeele
Wadanka.com
Wardheernews
WarQabad.com
Warshiikh.com
Widhwidh.com
Xamar Shop
wanlaweyn.com
Xamarnet.com
Xog-waran.com
Xurnimo.com
Yaaqshid.com 
Wararka Maanta
WFP oo Koonfur Afrika ka dalbatay Ilaalo
18-08-2008
Wasiir Kahadley Burcad Badeeda Soomaaliya...
16-08-2008
Mas’uul ka Tirsan Dowladda oo Muqdisho Lagu Dhawacay ...
16-08-2008
Culumo ku Dagaalantay Degmada Baardheere ...
16-08-2008
Dagal Xogan oo Beledweyne ka Dhacay ...
16-08-2008
Dowladda iyo iyo Isbahaysiga oo Jabuuti Shir uga Furmay...
16-08-2008
Dagaal lagu hoobtay oo galabta Muqdisho ka dhacay
15-08-2008
Maamulka Puntland oo dab qabadsiiyay Doolar Been abuur ah
15-08-2008
Kooxaha ka soo Horjeeda Dowladda oo Kismaayo ka Wada Diyaargarow Dagaal...
15-08-2008
Jaamacadda Carabta oo Jaamacado ka Fureysa Soomaaliya...
15-08-2008
Midowga Afrika oo ugu Baaqay Dhinacyada Soomaalida inay Heshiiyaan...
15-08-2008
Madaxda Sare ee Dowladda oo Muqdisho ka Dhoofay Saaka...
15-08-2008
News in English
Eritrean President Turns Down Calls to Return to IGAD ...
16-08-2008
Nigeria Peacekeepers to Deploy to Somalia in Weeks...
15-08-2008
Somali Leader Targeted in Blasts ...
15-08-2008
Somalia’s Former President: Good Days Ahead for Somalia...
12-08-2008
German Hostages Freed in Somalia...
10-08-2008
Five Killed in Somalia Police Clashes...
10-08-2008
Somalia Bombing 'Kills 15 Women'...
03-08-2008
The Somali Parliamentarians Condemned the Transitional Federal Government of Somalia...
29-07-2008
Italy Negotiating Release of Two Aid Workers Held in Somalia...
27-07-2008
Somali Opposition Leader Warns UN Peacekeepers...
26-07-2008
Sport & General News
SOCCER: Tight race in Dar group as teams battle in Cecafa games...
20-07-2008
Ciyaaryahan reer Nigeria ah walaalkiis oo lasii daayay
20-07-2008
Latest media
There are 138 medias in 2 categories with a total of 27 votes & 0 comments

There are 25 medias in 6 categories with a total of 9 votes & 0 comments
WFP oo Koonfur Afrika ka dalbatay Ilaalo
Barnaamijka Qaramada Midoobayee Cuntada Adduunka ee WFP ayaa ka codsatay dowladda Koonfur Africa inay ugu deeqdo maraakiibteeda ciidanka ee dhinaca badda ah, si ay u ilaaliyaan gaadiidka WFP ee cuntada u daabulaha dalka Soomaaliya.

Markii ugu horeysay ayay hay’ada WFP ay ka iibsatay cunto dalkaasi Koonfur Afrika, waxaana la filayaa in cuntadaasi in laga soo raro magaalada Durban.
Eritrean President Turns Down Calls to Return to IGAD ...
Asmara, The Eritrean president turned down calls to rejoin the east African organisation of IGAD asking to reorganise it first in order to enable it to achieve its goals.
Wasiir Kahadley Burcad Badeeda Soomaaliya...
Muqdisho, Wasiirka Difaacda ee Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Muxidiin Maxamed xaaji oo maanta shir jaraa,id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan qorsheyaal ay wado Dowladda oo ay wax kaga qabaneyso burcad badeedka dhibatooyinka ugeysta marakiibta shisheeye ee Soomaalia gargaarka uwado.
Mas’uul ka Tirsan Dowladda oo Muqdisho Lagu Dhawacay ...
Muqdisho, Cabdiraxmaan Xuseen Dhuunte oo ka tirsan Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa saaka waaberigii waxay ku dhaawaceen kooxo hubeysan Isgoyska Afarta Jardiino ee Degmada Yaaqshiid, waxaana Mas’uulkaasi oo watay Gaari nooca Camery-ga loo yaqaan ay dhaawaceen kooxahaasi hubeysan isagoo ku sii jeeda goobtiisa shaqo.
Culumo ku Dagaalantay Degmada Baardheere ...
Baardheere, Dagaal aan khasaare dhalin ayaa gabaldhicii shalay ku dhexmaray Degmada Baardheere xoogag taabacsan kooxaha dagaalka kala horjeeda Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo xoogag taabacsan culumada dariiqada Ahlusunnah Waljamaaca.
Dagal Xogan oo Beledweyne ka Dhacay ...
Beledweyne, Xaalada magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa hadawaxoogaa xasiloon ka dib markii aroornimadii saaka uu ka dhacay qeybo ka mid ah bartamaha magaaladaasi dagaal culus oo u dhexeeyey Ciidamada Itoobiya iyo dagaalyahanada Midowga Maxaakiimta Islaamka.
Dowladda iyo iyo Isbahaysiga oo Jabuuti Shir uga Furmay...
Jabuuti, Waxaa lagu wadaa in duhurnimada maanta uu ka furmo Dalka Jabuuti kulan dhexmaraya Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo Isbahaysiga dib u xogeynta, iyadoo shirkaas ay isugu imaanayaan guddiyo ka kooban ammaanka iyo siyaasada oo ka socda labada jaanib, wuxuuna shirkaan socon doonaan muddo saddex casho ah.
Dagaal lagu hoobtay oo galabta Muqdisho ka dhacay
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in inka badan 50 qof ay ku dhimatay dagaal galabta ka dhacay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo KM-13.

Dagaalkaasi waxaa uu dhexmaray ciidamada Itoobiyaanka iyo kooxo hubeysan oo weeraro gaadmo ah u geystay.

Dagaalka waxaa la sheegay inuu qarxay ka dib markii qaraxyo lala beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah oo marayay meel dhinaca Muqdisho uga soo sokeysa Ceelasha Biyaha.
Maamulka Puntland oo dab qabadsiiyay Doolar Been abuur ah
Maamul goboleedka Puntland ayaa dab qabadsiiyay lacago doolar ah oo been abuur ah oo ay ciidamada boolisku soo qabteen labo maalmood ka hor.

Lacagtaasi doolarka ah oo kor u dhaafeysay $400,000 waxaa lagu gubay xarunta gobolkan Bari, halkaasoo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka amniga ee Puntland Jeneraal C/laahi Siciid Samatar, guddoomiyaha gobolkan Bari Dr. Muuse Geelle Yuusuf, taliyaha booliska Puntland
Nigeria Peacekeepers to Deploy to Somalia in Weeks...
LAGOS, Nigeria will deploy a battalion of soldiers to Somalia in the next few weeks as part of an African Union peacekeeping force, a defence spokesman said on Thursday.
Page 1 of 15 1 2 3 4 > >>
Top artist
Shukri Sindiko
Hera Pheri

Boqol-- Hibo
Hera Pheri

Hassan Aden Samater
Hera Pheri

Cali Najiib
Hera Pheri

Sulayman Tubeec
Hera Pheri

Saado Ali Warsame
Hera Pheri

Super Khalid
Hera Pheri

Abdikhadir Juba
Hera Pheri

name
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.
Users Online
Guests Online: 10
No Members Online

Registered Members: 10
Newest Member: MHD
Shirta Wanlaweyn
Copyright © 2008 Wanlaweyn.Net All Rights Reserved
24,974 Unique Visits